Waxa deeq raashin ah ay gaadhsiisey Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL deeganada hoos yimada Gobolka Gabilay .

Waxa deeq raashin ah ay gaadhsiisey Hay'adda Udiyaar garowga Aafoyinka & Keydka Raashinka Qaranka JSL deeganada hoos yimada
Gobolka Gabilay . Tuulooyinkaas oo kala ah:
 1. Botor 80 qoys
 2. Xuun shalay 60 qoys
 3. Cadaad dhaadheray 60 qoys
 4. Satiile 80 qoys
 Deeqdan ayaa waxa bixisay oo Somaliland ugu soo deeqday Boqortoyada Sacuudiga.
 Xafiiska Warbaahinta NADFOR.