
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Gurmadka Abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay Madax ka socotay Dallada
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddida Gurmadka Abaaraha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay Madax ka socotay Dallada ay ku bahoobeen ururrada aan dawliga ahayn ee SONSAF iyo qaar kamid ah Hoggaanka Warbaahinta Madaxa Bannaan iyo Midda Dawliga ah.©️ NADFOR
2022