hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka ayaa deeq raashina gadhsiisay degmada fara Wayne ee gobolka maroodi jeex. deeqdan ayaa dhan 700 oo qoys.

hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka ayaa deeq raashina gadhsiisay degmada faraWayne ee gobolka maroodi jeex.
deeqdan ayaa dhan 700 oo qoys oo logu talagalay dadka abaartu samaysay
Boqortoyada sucuudiga ee marks salmaan ayaa bixiyey deeqdan.