Hay'adda Udiyaar garawga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka oo kaashanaysa Gudida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ayaa Deeqo raashina gaadhsiiyey Degaano hoos imaada Degmada Ceerigaabo .

Hay'adda Udiyaar garawga Aafooyinka & Keydka Raashinka Qaranka oo kaashanaysa Gudida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ayaa Deeqo raashina gaadhsiiyey Degaano hoos imaada Degmada Ceerigaabo kuwaas oo kala ah
 
1. Tuulada Dhalaax 90 qoys
 2. Shurko: 90 qoys
 3. Buq xayle: 75 qoys
 Deeqdaasi raashinka ah oo dhan 255 qoys.