Hayadda Udiyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Ayaa La Wareegtey Deeqo Raashin Ah Oo Ay Soo Gaadhsiisey Dawlada Imaraadka Carabta Deeqdaasi Waxa Goob Joog Ka Ahaa Xubno ka mid ah

Hayadda Udiyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka Ayaa La Wareegtey Deeqo Raashin Ah Oo Ay Soo Gaadhsiisey Dawlada Imaraadka Carabta Deeqdaasi Waxa Goob Joog Ka Ahaa Xubno ka mid ah

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda U diyaar garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka Md Faysal Jaamac Xawte ayaa u mahadceliyey dawladda Imaaraadka, isagoo sheegay inay dawladda Imaaraadku ka jawaabtay baaqii ay u dirtay xukuumadda Somaliland ee ku saabsanaa Abaaraha ka jira Somaliland.

Sidoo kale, waxa halkaasi ka hadlay Agaasimaha Waaxda Gargaarka iyo Mucaawinooyinka Hay'ada Md Mustafe Cabdillaahi Xaashi oo sheegay in Iskaashi wanaagsan ka dhexeeyo Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Imaaraadka Carabta.
 

     ©️ NADFOR
          2022