Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashina ah gaadhsiisey Degmada SABA WANAAG oo ka tirsan Gobalka M/JEEX deeqdaasi oo dhameyd 700 oo qoys.

Waxana deeqdaasi kusoo deeqay MARKAZ SALMAN ee Boqortooyada Sacuudiga.
Xafiiska Warbaahinta NADFOR.