Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashina ah gaadhsiisey Degmada Gobalka Saaxil deeqdaasi oo dhan 3500 oo qoys.

Hay'adda NADFOR ayaa deeq raashina ah gaadhsiisey Degmada Gobalka Saaxil deeqdaasi oo dhan 3500 oo qoys.
Waxaana isla maanta magaalada BERBERA lagu qeybiyey 1050 qoys oo raashin ah oo loogu talo galay dadka Danyarta ah ee ku dhaqan Gobalka Saaxil.
Waxana deeqdaasi kusoo deeqay MARKAZ SALMAN ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Xafiiska Warbaahinta NADFOR.