Guddida gurmadka abaaraha heer qaran oo kashanaya hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka ayaa deeq Raashina gadhsiisay degmada badhan ee gobolka ceerigaabo deeqda raashinka ayaa dhamayd 400 qoys.

  Guddida gurmadka abaaraha heer qaran oo kashanaya hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka ayaa deeq Raashina gadhsiisay degmada badhan ee gobolka ceerigaabo
   Deeqda raashinka ayaa dhamayd 400 qoys.
  Deeqdan ayaa waxa logu talagaly dadka abaartu samaysay