
Guddida Gurmadka abaaraha heer qaran oo kaashanaysa hay'adda Udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa 4,500 oo qoys ka daah-furtey gobolka Sool.
Guddida Gurmadka abaaraha heer qaran oo kaashanaysa hay'adda Udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa 4,500 oo qoys ka daah-furtey gobolka Sool.Raashinkan oo ay fulinayso Hay'adda NADFOR ayaa laga qaybin doona gobolada Sool, Saraar, Xaysimo ,Xudun iyo deegaanada ka tirsan.
deeqdan ayaa logu talagalay dadka abaartu samaysay.