Kulankii Guddida Degaanka, khayraadka, Wax soo-saarka tamartu  Waxay kulan La Qateen Gudoomiyaha Hay'adda Udiyaar garowga  Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka JSL.

Kulankaasi oo Daarnaa xog-ogaal u Noqoshada, shaqada culus ee ay u Haya'ddu u hayso Qaranka iyo Xaaladaha Abaareed ee ka Jira Degaano ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland.

Gababadii kulankaasina wuxuu ku soo Dhammaaday is Af-garad iyo Jawi wacan.

    ©️ NADFOR
         2022