Hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa 360 qoys ku wareejisay maayirka degmada ceel Aafwayn  Maxamed aadan digaale iyo ku xigeenka Maxamed jaamac liibaan  .

  Hay'adda udiyaar garowga Aafooyinka iyo keydka raashinka qaranka ayaa 360 qoys ku wareejisay maayirka degmada ceel Aafwayn
 Maxamed aadan digaale iyo ku xigeenka Maxamed jaamac liibaan
  deeqdan ayaa logu Talagalay dadka tabalaysan ee abaartu samaysay.